31.5 C
New York

Odayaasha Koonfur Galbeed oo ku baaqay in la joojiyo dagaal beeleedyada

Published:

[ad_1]

Baydhaba — 
Odayaasha dhaqanka ee deegaannada maamulka Koonfur Galbeed ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaal beeleedyada ka socda deegaanno ka mid ah gobollada Gedo iyo Shabeellaha Hoose.Dagaal shalay maalintii saddexaad ka dhacay degmada Luuq ee Gedo ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan 10 qof, ayada oo tiro kalena ay ku dhaawacmeen.Faahfaahinta warkaan waxaa Baydhaba ka soo diray Muqtaar Maxamed Ctoosh.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img