More

    Tag: baaqay

    Talaado, Apr 1 , 2025-Siyaasiyiinta Mucaaradka Koonfur Galbeed ee Maanshiil oo soo dhoweeyay wada tashiga nabadeed ee uu ku baaqay Madaxweynaha

    Siyaasiyiinta Mucaaradka Koonfur Galbeed ee Maanshiil oo soo dhoweeyay wada tashiga nabadeed ee uu ku baaqay Madaxweynaha ...

    Isniin, Mar 10, 2025-Madaxweynaha Soomaaliya oo Culuma’udiinka Soomaaliyeed ugu baaqay inay Bulshada ka wacyigeliyaan fikirka xagjirnimada

    Isniin, Maarso 10, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka kulan afur ah xalay ugu sameeyay Culuma’udiinka Soomaaliyeed ayaa...

    Xamza oo ganacsatada ugu baaqay in ay hubka u qaataan Al-Shabaab

    Muqdisho —  Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa ku booriyay ganacsatada Soomaaliyeed inay hubka qaataan oo ay iska dhiciyaan kooxda Al-Shabaab halkii ay ka bixin lahaayeen...

    Axmed Madoobe oo wada-hadal loogu baaqay

    Muqdisho —  Xilli Deegaanada Jubaland ay ka billawdeen doorashooyin gaar ah oo uu qabsanayo maamulka Jubaland ayaa waxaa isa soo taraya baaqyada ay soo...

    Dowladda Soomaaliya oo loogu baaqay in ay sii dayso Calinuur Salaad

    Muqdisho —  Ururrada xuquuqda aadanaha iyo hoggaamiyayaasha siyaasadda Soomaaliya qaarkood ayaa ugu baaqay mas’uuliyiinta dawadda federaalka in la sii daayo weriye Calinuur Salaad oo...

    Odayaasha Koonfur Galbeed oo ku baaqay in la joojiyo dagaal beeleedyada

    Baydhaba —  Odayaasha dhaqanka ee deegaannada maamulka Koonfur Galbeed ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaal beeleedyada ka socda deegaanno ka mid ah gobollada...

    Midowga Africa oo ku baaqay in aanan la dadajin bixitaanka ciidanka ATMIS 

    Gollaha Amaanka ee Midowga Africa ayaa bayaan uu soo saaray shalay ku taageeray, in aan la de dejin bixitaanka ciidamada Midowga Africa ee...

    Culumada oo ku baaqay in la qaboojiyo colaadda Galguduud

    Nairobi —  Qaar ka mid ah culumaa'uddiinka Soomaalida ee ku dhaqan dalka Kenya ayaa baaq nabadeed u diray, beelaha Soomaaliyeed ee walaalaha ah ee...

    Deni oo ku baaqay wadahadal xilli uu khilaaf kala dhaxeeyo federaalka

    Garoowe —  Madaxweyne dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni, oo shalay ka hadlayay munaasabadda xiritaanka shirka jiheynta xukuumadda Puntland, ayaa ku baaqay in la...