More

    Tag: askari

    Hirshabelle oo ku raad joogta rag laayay 6 askari

    Jowhar —  Maamul Goboleedka Hirshabelle ayaa Sabtidi sheegay in ay socdaan howlgallo lagu soo qabanayo maleeshiyo hubeysan oo Jimcihi meel u dhaw deegaanka Ceel-baraf...

    Meydadka 7 askari oo lagu dilay Sh/Dhexe oo la geeyey Beledweyne

    Beledweyne —  Waxaa maanta magaalada Beledweyne la geeyay meydadka toddoba askari oo ka tirsan cidamada Dowladda Federalka Soomaaliya, kuwaas oo shalay malayshiyaad hubeysan ay...

    Taliska booliska oo ka hadlay askari uu feeray xildhibaan

    Muqdisho —  Taliska booliska Soomaaliya ayaa ka warbixiyay xaaladda askari boolis ah oo ka tirsanaa ilaalada xarunta baarlamaanka Soomaaliya kaasi oo dhaawac uu ka...

    8 askari oo lagu dilay Pakistan

    Maamulka Waqooyi-galbeed ee Pakistan ayaa sheegay in mintidiin ay weerar gaadmo ah ku qaadeen kolonyo ciidan oo marayey meel u dhow xuduudka Afghanistan,...

    Xaaladda Afgooye oo kacsan kadib markii lagu dilay afar askari

    Afgooye —  Xaaladda Degmada Afgooye ee gobalka Shabeellaha Hoose ayaa kacsan maanta kadib markii habeeminadii xalay lagu dilay dhallinyaro ka tirsanaa askarta dowladda Soomaaliya. Dhallinyarada...

    Bay: Tobnaan askari oo xakunno lagu riday

    Maxkamada Ciidanka Qalabka sida qaybta 60-aad ayaa galinkii danbe ee shalay xukuno kala duwan ku ridday ku hawaad 30 askari oo lagu eedeeyay...