More

    Tag: ahaa

    Sabti, Apr 19, 2025-Puntland oo sheegtay inay Daacish ka sifaysay Togga Miiraale oo ahaa farriisimihii ugu adkaa ee kooxda ku harsanayd

    Sabti, April 19, 2025 (HOL) - Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka...

    Kumuu ahaa cayaaryahan Cantar Jeenyo?

    Toronto —  Allaha u naxariistee Axmed Cabdikariim Wilaayo (Cantar Jeenyo) oo kamid ahaa ciyaartoyda naadigii kubadda cagta ee Jeenyo iyo xulkii qaranka ee Soomaaliya...

    Kumuu ahaa Abwaan Sugaal Cabdulle Cumar?

    Muqdisho —  Allah ha u naxariistee Abwaan Sugaal Cabdulle Cumar oo ka tirsanaa kooxda Fanaaniinta Booliska Soomaaliyeed ee Heegan ayaa shalay ku geeriyooday qarax...

    Bariis tijaabo ahaa oo si guul leh uga soo go’ay Godey

    Xafiiska Beeraha ee maamulka Dowlad-deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ayaa sheegay, in lagu guuleystay tijaabada bariis lagu abuuray beero ku yaalla deegaanka Beer-caano ee...

    Jid-gooyooyin sharci darro ahaa oo laga qaaday gobolka Bay

    Dowlad-goboleedka Koofur Galbeed ayaa sheegay, in ciidamada amniga ay burburriyeen jidgooyooyin sharci darro ahaa oo yiillay jidka isku xira magaalooyinka Buurhakaba iyo Daafeed. Warbixintaan...

    Galka Baarista: Sababaha hakiyey howlgalladii ka dhanka ahaa Al-Shabaab

    Muqdisho —  Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dib u dhacyada soo-wajahay iyo sababaha hakiyey howlgalladii militari ee dowladda Soomaaliya iyo...