More

    Xuska maalinta geela, Soomaalida iyo dhaqashadiisa, wareysi

    Published on:


    Maanta oo kale oo ku beegan 22-ka bisha June, waxaa dunida laga xusaa maalinta geela oo dhaqanka Soomaalida kaga jira kaalin muhiim.
    Qaramada Midoobay ayaa maalinta u asteysay inay noqoto maalin caalamku ku baraarugu kaalinta xayawaankani kaga jiro nolosha aadanaha.
    Soomaalida oo dhaqan iyo dhaqaale ahaan ku tiirsan dhaqashada xoolaha ayaa safka hore kaga jirta bulshooyinka geelleyda ah. Wariyaha VOA uga soo warama Hargeysa Khadar Maxamed Cakulle ayaa ka wareystay Suldaan Cabdiraxaman Xirsi Dhuux Yare oo uu kulla kulmay ardaaga xerada geeliisa, wuxuuna kala sheekeystay muhimadda uu geelu u leeyahay Soomaalida dhaqata iyo heesaha geela loo qaado.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here