More

    Xassan Sheekh: Waa in dadka la siiyo fursad ay ku doortaan ‘ciddii matali lahayd’

    Published on:



    Xassan Sheekh: Waa in dadka la siiyo fursad ay ku doortaan ‘ciddii matali lahayd’

    Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in dalka ay ka qaban doonaan doorasho dadweyne mudda ka badan 55 sano ka dib.
    Madaxweynaha ayaa hadalkan ka jeediyay fadhi labada aqal ee baarlamaanka ay maanta ku yeesheen Villa Hargeysa oo uu madaxweynuhu furayay.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here