More

    Xarumo cusub oo loo dhisay qaar ka mid ah degmooyinka Hargeysa

    Published on:


    Hargeysa — 
    Mas’uuliyiinta Dowladda Hoose ee magaalada Hargeysa ayaa sheegay inay dhamaystireen dhismeyaasha 5 xarumood kuwaasi oo ka mid ah 9-ka degmo ee ay Hargeysa ka kooban tahay.
    Mas’uuliyiinta ayaa sheegay inay degmooyinka kalena ay ku gudo jiraan qorshayntooda. Haddaba Khadar Maxamed Cakule ayaa dhismayaasha la dhammaystiray iyo kuwa qorshayntoodu socoto ka wareystay ku xigeenka duqa magaalada ahna ku simaha duqa Hargeysa Khadar Axmed Cumar.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here