More

    Wareysi: Xuska Maalinta Macallinka Soomaaliyeed

    Published on:


    Maanta oo ku beegan 21-ka bisha November ee sannadka 2024-ka, waxaa Soomaaliya laga xusayaa Maalinta Macallinka Soomaaliyeed.Xuska maalintan oo soo billowday sannadki 1974-ki, ayaa lagu muujiyaa qiimaha macallinka iyo ahmiyadda uu ugu fadhiyo bulshada.Haddaba, waa sidee xaaladda Macallinka Soomaaliyeed ee xilligaan, su’aalaahi iyo kuwo kale ayuu Nur Xasan Nur weydiiyay, Cali Maxamuud Maxamed “Cali Dhuux” oo muddo dheer ka mid ahaa barayaasha dugsiyada magaalada Muqdisho, isla markaana ah xubin ka tirsan Golaha Dhexe ee Ururka Macallimiinta Soomaaliyeed ee xaruntiisu tahay magaalada Muqdisho.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here