More

    Wareysi: Taliyaha AFRICOM oo ka hadlay dagaalka Al-Shabaab

    Published on:


    Muqdisho — 
    Taliyaha ciidamada Marines-ka Mareykanka ee ka howl gala Afrika ayaa wareysi gaar ah oo uu dhawaan siiyay VOA kaga hadlay arrimaha ammaanka Soomaaliya iyo dagaalka ay dowladda Soomaaliya kula jirto al-Shabaab.Wareysigan oo muuqaal ahaa, oo uu ka soo shaqeeyay xafiiska VOA-da ee Washington ayaa waxaa Muqdishu kula yeeshay General Michael Langley, wariyaha VOA-da Cabduqaadir Maxamed Cabdulle, oo uu dhinaca muuqaalka duubista ka caawinayay wariyaha VOA-da Cabdulqaadir Zubeyr.Maxamed Colaad Xasan ayaa inoo soo koobaya.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here