More

    Wareysi: Kansarka naasaha oo ku soo badanaya Soomaaliya

    Published on:


    Muqdisho — 
    Bishaan October, waxay meelo badan oo dunida ah ugu asteysan tahay Bisha Wacyigelinta Kansarka Naasaha.Khubarrada iyo saraakiisha caafimaadka ayaa sameeya olole caafimaad oo ay dadka uga wacyigelinayaan halista cudurkan uu u keeni karo dumarka.Haddaba, xaaladda cudurka kansarka naasaha ee Soomaaliya iyo sida dumarka iyo gabdhaha yaryarba looga wacyi-geli karo ayuu Nuur Xassan Nuur ka wareystay, Dr. Cawali Cabdullahi oo ah Xoghayaha Ururka Dhaqaatiirta Qalliinka Soomaaliyeed, kana howlgala Isbitaalka Dr. Sumait ee magaalada Muqdisho.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here