More

    Wareysi: Bukaano badan oo kelyo sifayn loogu sameeyey Isbitalka Hargeysa

    Published on:


    Hargeysa — 
    Isbitaalka guud ee magaalada Hargeysa ayaa shaaciyaye dadka ay u qabteen adeegga Kalyo Maydhista lixdii bilood ee u dambayey.Wariyaha VOA ee magalada Hargeysa Xamse Cali Jeesto ayaa arrintan ka wareystay agaasimaha guud ee isbitaalka Hargeysa Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cismaan.


    Read More

    Related