More

    Warbixin: Xoola dhaqato u naq raacay gobolka Sool

    Published on:


    Soomaalida reer guuraaga ah ayaa ah dad xoolo dhaqato ah oo xoolahooda la guura si ay biyo iyo baad ugu helaan.
    Guur-guurista iyo naq-raacuna waa qayb muhiim ah oo ka mid ah dhaqanka bulshada Soomaaliyeed.
    Dhowaan ayaa reer guuraaga ka soo hayaamay gobollada Nugaal iyo Mudug waxa ay gaareen deegaanka Yagoori ee gobolka Sool, iyagoo doonaya inay ka helaan daaq iyo biyo xilli roobku uu guud ahaan deegaanka ku yar yahay.
    Wariyaha VOA, Cabdikariim Olol ayaa warbixintan in oo soo diray.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here