More

    Warbixin: Waa sidee heerka faqriga ee Soomaaliya?

    Published on:


    Muqdisho — 
    Warbixin dhawaan kasoo baxday Bankiga Adduunka oo qiimeyn ku sameysay heerka faqriga ee Soomaaliya ayaa muujisay, in dalku uu horumar ka sameeyay dhinaca dhaqaalaha ah sanadihii ugu dambeeyay, hase yeeshee uu wali dalka ka jiro faqri.Heerka saboolnimada ayay warbixintu sheegtay in ay aad ugu badan tahay dadka reer guuraaga ah. Warbixin arrintan ku saabsan waxaa Naiorbi kasoo dirtay Intisar Salax Xuseen.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here