More

    Warbixin: Afduubyada ku soo badanaya Gaarisa

    Published on:


    Dalka Kenya waxaa ku soo badanaya afduubka loo geysto dhalinyarada tasoo shacabku ay ku eedeeyaan laamaha ammaanka ee Kenya, halka ciidamada booliskuna ay iska fogeeyaan eedahaasi.
    Magaalada Garissa waxaa bilihii la soo dhaafay lagu afduubtay tiro kor u dhafaysa illaa sagaal qof, taas oo la sheegayo inay afduubteen rag wejiyada soo qarsaday. Waxaa afduubkan laga geystay gudaha magaalada iyo daafaheeda.
    Ehelada dadkooda la afduubay ayaa tegey saldhigyada booliska iyaga oo ka dalbaday in eheladooda la afduubtay dib loogu soo celiyo, sida uu warbixintan ku eegayo weriyaha VOA Maxamed Faarax Shire.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here