More

    Wafti sare oo ka socda IGAD oo maanta gaaray Muqdisho

    Published on:


    Muqdisho — 
    Wafdi sare oo ka socda Urur goboleedka IGAD ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho.Wafdiga oo si weyn Muqdisho loogu soo dhaweeyey ayaa kulan la qaatay saraakiisha wasaaradda arrimaha dibadda iyo mas’uuliyin kale oo ka tirsan dowladda.
    Haddaba kulanka kadib shir jaraa’id oo uu qabtay wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayuu uga hadlay waxyaabaha ugu muhiimsan ee ay labada dhinac ka wada hadleen.
    Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa Muqdisho ka soo diray Xasan Kaafi Qoyste.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here