More

    Wafdi sare oo Mareykan ah oo maanta booqday Hargeysa

    Published on:


    Hargeysa — 
    Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, iyo madaxweynaha kursiga ka sii degaya ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta si kala gooni gooni ah ula kulmay wafti balaaran oo ka socda dalka Maraykanka, oo uu hogaaminayo safiirka Maraykanka ee Soomaaliya Richard Riley.
    Riley waxa booqashada Hargeysa ku wehlinayay taliyaha howlgallada Taliska Ciidammada Maraykanka ee Qaaradda Afrika, Major General Brian Cashman, mas’uuliyiin kale iyo saraakiil ciidan oo ka tirsan dawladda Maraykanka.Warkan waxaa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here