More

    Tartanka kubadda cagta degmooyinka Gobolka Banaadir oo furmay

    Published on:


    Muqdisho — 
    Magaalada Muqdisho waxaa gelinkii dambe ee shalay ka furmay Tartanka Kubadda Cagta Degmooyinka Gobolka Banaadir, oo sanadkan ay ka qeyb galayaan Degmooyinka Gobolka Banaadir iyo Degmada Balcad.Tartanka ayaa waxaa ka qeyb-galaya degmooyinay tiradoodu isku noqoneyso 21 degmo, waxaana kulankii ugu horeeyey lagu daah furay degmooyinka Gubadleey iyo Hiliwaa.
    Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa Muqdisho ka soo diray Xasan Kaafi Qoyste.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here