More

    Tababar ku saabsanaa Xoojinta Karaanka Aadanaha oo Muqdisho lagu qabtay

    Published on:


    Waxaa magaalada Muqdisho lagusoo gabagabeeyay aqoon isweydaarsi la xiriiray tiirka arrimaha bulshada ee Karaanka Aadanaha, waxaana lagu qiimeynayay sida ugu fudud ee lagu qaban karo, loona qorsheyn karo adeegyada dowladnimada ee muhiimka u ah bulshada Soomaaliyeed.
    Warbixintan waxaa Muqdisho kasoo diray, Abdulaziz Barrow.


    Read More

    Related