More

    Suuqa Waaheen ee Hargeysa oo dib loo furay

    Published on:


    Hargeysa — 
    Waxaa Sabtidi shalay dib loo furay Suuqa Waaheen ee magaalada Hargeysa, kaas oo ku basbeelay dab ka kacay bishi April ee sannadki 2022-ki.
    Suuqa ayaa waxaa xariga ka jaray, madaxweynaha xafiiska ka sii dagaya, Musi Biixi Cabi. Warkan waxaa Hargeysa kasoo diray, Xamza Cali Jeesto.

    Dhiaca kale, qaar ka mid ah ganacsatada suuqaasi ayaa ka dareen celiyay furitaanka suuqa cusub iyagoo tilmaamay in aysan ku niyad jabin dhibaatadii kasoo gaartay gubashadii suuqaan.
    Warbixin ku saabsan arrintan waxaa waxaa noo soo diray Wariyaheena Khadar Mohamed Cakule.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here