More

    Somaliland oo u dabbaal-degeysa maalinta 18-ka May

    Published on:


    Hargeisa — 
    Soomaaliland ayaa maanta u dabbaaldegaysa sannadguurada 33-aad ee kasoo wareegtay markii ay ku dhawaaqday gooni-isu-taagga, waxaana meelo badan oo gudaha Somaliland iyo dalalka debedda ahba ka dhacaya xaflado arrintaas ku saabsan.
    Madax uu ka mid yahay madaxweynaha Soomaaliland mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa la filayaa inay maanta khudbad ka jeediyaan, xafladda xuska 18 May. Sidoo kale musharaxa madaxweyne ee Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro ayaa xalay hadal u jeediyey shacabka, sida uu warbixintan ku eegayo weriyaha VOA Khadar Maxamed Cakulle.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here