More

    Sidee looga falceliyey ka mid noqoshada Soomaaliya ee Golaha Ammaanka?

    Published on:


    New York — 
    Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hanashada kursiga Golaha Amaanka ee Soomaaliya ka muujiyay rajo qoto dheer, isagoo sheegay inay astaan u tahay isbeddel aad u weyn oo laga gaaray dadaallada diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo doorka ay ku leedahay masraxyada caalamka.Dhinaca kale qaar ka mid ah aqoonyahanka iyo shacabka magaalada Muqdisho ayaa ka falceliyay arrintan, sida uu warbixintan ku eegayo wariyaha VOA-da Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here