More

    Shariif oo ka falceliyay codsigii Xasan Sheekh u diray baarlamanka

    Published on:


    Muqdisho — 
    Madaxweynihi hore ee Soomaaliya Sharif Sheekh Axmed ayaa Sabtidii shalay ka nasiib darro ku tilmaamay go’aankii uu shalay baarlamanka Soomaaliya ku aqbalay codsi uga yimid Madaxweyne Xasan Sheekh.
    Go’aankaas ayaa sidoo kale waxaa falceliyay xildhibaanno ka tirsan labada aqal ee baarlamanka.
    Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa innoo haya Cabdulqadir Samakaab.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here