More

    Sharciga xuquuqda naafada Soomaaliyeed oo la horgeeyey Aqalka Sare

    Published on:


    Muqdisho — 
    Xubno ka mid ah aqoonyahanka naafada ah ee u ololeeya ilaalinta xuquuqda aas-aasiga ah ee naafada Soomaaliyeed ayaa si weyn u soo dhoweeyay sharciga xuquuqda naafada oo golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka uu horgeeyay wasiirka haweenka iyo xuquuqul insaanka Soomaaliya.Sharcigaan ayaa ka soo gudbay Golaha Shacabka ee baarlamaanka, waxaana maalmahaan ka sii doodi doona mudanayaasha ku jira Aqalka Sare.
    Warbixintan waxaa diyaariyey Cabdulqaadir Samakaab.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here