More

    Saxafiyad qurba-joog aheyd oo lagu dilay beer ay ku laheyd Afgooye

    Published on:


    Afgooye — 
    Amuun Cabdullahi, oo aheyd saxafiyad Soomaaliyeed oo tobanaan sano ku nooleyd dalka Sweden, balse sannadihi u danbeeyay dalka daganeyd ayaa todobaadkaan lagu dilay beer ay ku laheyd meel u dhaw degmada Afgooye.
    Sida aan wararka ku helnay, laba nin oo wajiyada soo duubtay ayaa Amuun ku dhex dilay beer ay iyadu laheyd. Wali lama oga sababta loo dilay iyo cidda ka danbeysay.
    Warbixin arrintan ku saabsan waxaa innoo heysa Sahra Cabdi Axmed.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here