More

    Nigeria oo lagu soo gaba gabeeyay shirka dib u dajinta qaxootiga caalamka

    Published on:


    Magaalada Lagos ee dalka Nigeria, waxaa shalay lagu soo gababeeyey shir lagaga hadlayey sidii dib u dejin loogu sameyn lahaa dadka ku barakacay gudaha dalalkooda.Shirkadda Hormood Salaam Foundation, oo dhawaan ballan qaadday inay bixin doonto dhul la dejiyo dadka ku barakacay agagaarka magaalada Muqdisho ayaa shirka qeyb ka ahayd.Haddaba, Maxamed Cabdi Sandhere ayaa khadka telefonka ee magaalada Lagos kula xiriiray, Cabdullaahi Nuur Cusmaan oo ah guddoomiyaha hay’adda, waxana uu wax ka weydiiyey shirka.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here