More

    Muuse Biixi oo mar kale farogelin ku eedeeyey Xasan Sheekh

    Published on:


    Hargeysa — 
    Somaliland ayaa xalay laga xusay munaasabada 26-ka June. Somaliland waxay horay u sheegtay in midnimadii ay la gaartay Koonfurta Soomaaliya ay la soo noqotay.Inkasta oo aysan weli helin ictiraaf iyo aqoonsi buuxa, haddana waxaa xaaladda sii adkeeyay sanadkaan khilaafka dhinaca badda ee u dhexeeya Itoobiya iyo Soomaaliya ee kasoo cusboonaaday Gobolka.Munaasabadda xuska sanad guuradii 64-aad oo xalay lagu qabtay xarunta Madaxtooyada Somaliland ee magaalada Hargeysa ayaa waxaa loogu dabaal degay maalintii ugu horeysay ee calan Soomaaliyeed oo xor ah laga taagay magaalada Hargeysa.Madaxweynaha Somaliland Muse Biixi Abdi oo marar horena sheegay ayaa mar kale ku eedeeyey madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud inuu faro galin ku hayo Somaliland.Warkan waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here