More

    Muqdisho diyaar ma u tahay doorasho qof iyo cod ah ?

    Published on:


    MUQDISHO — Dowladda Soomaaliya ayaa mudooyinkii ugu danbeeyey waxa ay waday dadaalo la xiriira sidii guud ahaan dalka looga qaban lahaa doorashooyin qof iyo cod ah.goobaha loo asteeyey in ay doorashooyinkaasi ka dhacaan ayaa waxaa ka mid ah, Magaalada Muqdisho oo la sheegay in 16 degmo ah oo qeyb ka ah degmooyinka uu ka kooban yahay gobolka Banaadir ay doorashooyinka ka qabsoomaan.Haddaba sidee magaalada Muqdisho ay uga hirgali kartaa doorashooyin qof iyo cod ah? Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa Muqdisho ka soo diray Xasan Kaafi Qoyste.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here