Maxay yihiin qodobada horyaalla kalfadhigga 5-aad ee Golaha Shacabka?

0
159


Muqdisho — 
Shalay waxaa Muqdisho ka furmay kalfadhiga 5-aad ee baarlamanka 11-aad ee Soomaaliya.Warbixin ku saabsan aragtida xildhibaanada labada aqal iyo bulshada rayidka ee ku aaddan qoddobada ahmiyada la siinayo Kalfadhiggan, waxaa Muqdisho ka soo diray wariyaha VOA-da Xassan Kaafi Cabdiraxmaan Qoyste.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here