More

    Maxay hadda qabtaan ganacsatadii uu ka gubtay suuqa Waaheen?

    Published on:


    Hargeysa — 
    Dhawaan ayaa lagu wadaa in dib loo furo Suuqa Waaheen ee magaalada Hargeysa, kaasi oo gubtay muddo hadda laga joogo laba sano ka hor.Qaar ka mid ah ganacsatadii ku hanti beeshay suuqa ayaa dib ganacigoodii uga billaabay meelo aanan ka fogeyn suuqa, halka kuwo kalana ay ganacsigooda u wareejiyeen dhinaca online-ka.Dadkaasi waxaa ka mid ah Cabdifatax Axmed Aw-Maxmuud. Khadar Cakulle ayuu Hargeysa ugu warramay.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here