More

    Maxaa ka cusub doorashadii ka dhacday Somaliland?

    Published on:


    Hargeysa — 
    Dadka ku nool deegaannada maamulka Somaliland ayaa Arbacadi shalay ka codkooda ka dhiibtay doorasho taariikhi aheyd, oo ay ugu muhiimsantahay tan madaxweynaha.
    Guddoomiyaha guddiga doorashada Somaliland ayaa sheegay in tirinta cododku billaabatay isla markaasna si guud ay nabad ugu soo dhamaatay doorashadii ka socotay gobolada iyo degmooyinka Somaliland
    Dhinaca kale, taliska guud ee ciidanka booliska Somaliland ayaa sheegay in doorashadu gabi ahaanba ay ku soo idlaatay nabadgalyo
    Haddaba, wararki ugu danbeeyay waxaa warbixintan ku eegaya wariyaha VOA-da ee Hargeysa, Xamza Cali Jeesto.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here