Baydhaba —
Maleeshiyaadka al-Shabab ayaa xalay weerar kusoo qaaday degmada Bardaale ee gobolka Bay, waxaana ku dhaawacmay weerarkaas ugu yaraan saddex askari sida ay dad degaanka ah oo codsaday inaan magacooda la sheegin ay u sheegeen VOA.
Warkan waxaa inoo soo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.