More

    Madxaf lagu maamuusayo dib u heshiisiinta Soomaalida oo Carta laga dhisayo

    Published on:


    Jabuuti — 
    Mas’uuliyiinta Jabuuti iyo kuw Soomaalida ayaa ka hadlay madxaf lagu maamuusayo xusuusta shirkii dib u heshiisiinta Soomaalida ee magaalada Carta ee dalka Jabuuti ay heshiiska ku gaareen dhinacyada Soomaalida sanandkii 2000, kaasi oo bud-dhig u ahaa dawlihii Soomaaliya ka jiray ku dhowaad 24-kii sano ee laoso dhaafay.
    Arrintan ayaa soo baxday iyadoo dalka Jabuuti uu booqasho ku joogo gudodomiyaha Golaha Shacabka SOomaaliya Sheekh Aadan maxamed Nuur oo laftiisu booqday dhismahaasi lagu xusuusanayo shirkii Carta. Warbixintan waxaa Jabuuti inooga soo dirtay Sagal Siciid Faarax.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here