More

    Madaxweyne Xasan: Waan isku wadaynaa dagaalka Al-Shabaab iyo doorashada

    Published on:


    Muqdisho — 
    Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inay isku wadayaan la-dagaalanka kooxda Al-Shabaab oo ay soo wadeen tan iyo baratamihii sanadkii 2022-kii iyo in dalka ay qabtaan doorasho qof iyo cod ah.Hadlkaan ayuu Xasan Sheekh Maxamuud ka sheegay munaasabaddii 81 guuradii kasoo wareegtay aasaaska ciidanka booliska Soomaaliya oo shalay lagu qabtay magaalada Muqdisho.Cabdulqaadir Maxamed Mursal ayaa diyaariyey warbixintan.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here