More

    Madaxweyne Xasan Sheekh oo Culumaa’uddiinka ku boorriyay midnimo

    Published on:


    Waxaa xalay magaalada Muqdisho kulan casho ah ku qaatay culimada Soomaaliyeed oo maalmihii lasoo dhaafay ku shirayay Muqdisho iyo Madaxweynaha Soomaaliya.Xasan Sheekh oo munaasabadda ka jeediyay khubad ayaa wadaaddada kula dardaarmay in ay la yimaadaan midnimo buuxda si bulshada Soomaaliyeed ay ugu daydaan, maantana loo baahanyahay in la helo shacab iyo dowlad hal aragti leh, Culimaduna ay jiheynayaan.
    Weriyaha VOA-da ee Muqdisho Cabdicasiis Barrow ayaa hadalkii madaxweynaha waxa uu ku eegayaa warbixintaan soo socota.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here