More

    Madaxweyne Ruto oo magacaabay wasiirro cusub

    Published on:


    Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa magacaabay 11 wasiir, 1o maalin kaddib marki uu kala diray golihiiisii hore ee wasiirrada, ka gadaal cadaadis uga yimi golaha baarlamaanka iyo dhaqdhaqaaqa dhalinyarada Kenya.
    Intisar Salah Hussein, ayaa warbixintan Nairobi ka soo dirtay.


    Read More

    Related