More

    Madaxweynaha cusub ee Somaliland oo xilka la wareegay

    Published on:


    Hargeysa — 
    Madaxweynaha cusub ee Somaliland iyo madaxweyne ku-xigeenkiisa Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Ciro iyo Maxamed Cali Aw-Cabdi ayaa loo dhaariyey xilka hogaaminta Somaliland shanta sano ee soo socota.Waxay xaflad maanta ka dhacday Hargeysa xilka kala wareegaan madaxweynihii hore ee Somaliland Muese Biixi Cabdi iyo ku-xigeenkiisii Cabdiraxman Cabdillaahi Saylici.Warkan waxaa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

    Dhinaca kale xafladda ayaa waxaa goobjoog ka ahaa mas’uuliyiin matalayay dalal ay ka mid yihiin Ethopia, Kenya, Imaraatka Carabta, safiiro iyo diblamaaysiyiin ay ka mid yihiin safiiradda Maraykanka iyo Ingiriiska, iyo sidoo kale marti sharaf kale.Khadar Maxamed Cakuulle ayaa qaar ka mid ah la hadlay.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here