More

    Maamulka Koofur-galbeed oo xoojiyay amaanka Baydhabo

    Published on:


    Maamulka Koonfur Gaqlbeed ayaa sheegay in Ciidamada Daraawiishta dajiyay duleedyada Magaalada Baydhabo, si ay uga hortagaan weerarada kooxda Al Shabab ku soo qaadaan magaalada.
    Warbixin arintan ku saabsan waxa Baydhabo nooga soo diray, Mukhtaar Maxamed Catoosh.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here