More

    Maalinta 15-ka May oo laga xusay Muqdisho

    Published on:


    Muqdisho — 
    Meelo badan oo ka mid ah Soomaaliya waxaa maanta dhallinyarada ay ku qabteen munaasabado ay ku xusayeen xuska sanadlaha ah ee maalinta dhallinyarada Soomaaliyeed.Xuskan ayaa loogu dabaal-deggaa ururkii gabonimo doonkii Soomaaliyeed ee SYL, islamarkaana ahaa ururkii siyaasadeed ee ugu horeeyay Soomaaliya. SYL oo la aas-aasay 1943-dii waxa uu ka soo qayb qaatay halgalinkii gobanimo doonka dalka.Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay maalintan isagoo ubaxyo lagu sharfayo halyeyaashii gobanimada dhigay taalada SYL ee magaalada Muqdisho.Warbixin umuurtan ku saabsan waxaa Muqdisho ka soo diray wariyaha VOA-da Cabdulcasiis Barrow.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here