More

    Maalgashiga qurbe-joogta ee Soomaaliya oo sii kordhaya

    Published on:


    Muqdisho — 
    Sanadihii u dembeeyay waxaa kordhayay xaddiga dadka qurbe joogta ah ee maalgashiga ku sameynaya Soomaaliya.
    Dhinaca kale dowladda ayaa sheegtay in aan la dafiri karin in dadka kasoo laabanaya waddanka dibeddiisa ay lasoo noqonayaan aqoon, xirfad iyo afkaar ganacsi oo muhiim u ah dowlad dhiska iyo dib u yegleelidda dowladnimada.
    Warbixintan waxaa Muqdisho kusoo diray Weriyaha VOA-da ee Muqdisho Cabdicasiis Barrow.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here