26.4 C
Mogadishu

Tag: Maalgashiga

Tekmaal International oo ku takhasustay ICT-ga Tekmaal International waa shirkad tiknoolajiyadeed oo Soomaaliyeed oo xarunteedu tahay Nairobi, Kenya. Shirkaddu waxay bixisaa adeegyo ICT oo kala duwan oo ay ka mid yihiin nidaamyada isgaarsiinta, IT-ga, iyo xalalka dhijitaalka...
Websites-ka ganacsiISOM Digital Solutions waxay dhistaa websites-yo ganacsi oo dhab ah, e-commerce, web applications, iyo nidaamyada astaanta (brand). Shirkaddu waxay diiradda saartaa in dhismaha ay ku salaysnaato hawlgalka dhabta ah ee ganacsiga.NaqshaddaISOM waxay bixisaa naqshad interface-ka...

Bandhigga VOA: Maal-gashiga qurba-joogta ee Soomaaliya

Muqdishio —  Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay maal-gashiga qurba-joogta Soomaaliyeed ee dalka ku noqda, halista ay la kulmaan iyo doorka...

Shirka maalgashiga beeraha Soomaaliya oo lasoo gaba gabeeyay

Muqdisho —  Magaalada Muqdisho waxaa Arbacadi shalay lagu soo geba- gebeeyay shir caalami ahaa oo looga hadlay maal-gashiga iyo wax soo saarka beeraha Soomaaliya. Muhiimadda...

Ra’isil-wsaare Xamza oo dhiirgeliyay maalgashiga dalka

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in la gaaray waqtigii hay'adaha madaxa-bannaan, ganacsatada iyo dowladda dhexe u midoobi lahaayeen sidii la...

Kororka maalgashiga qurba-joogta ee Soomaaliya

Sannadihi dhawaa waxaa Soomaaliya ku soo badanayay, dumar intooda badan qurbaha ka tagay oo dalka ka hirgelinaya hal-abuurro ganacsi, kuwaas oo ay shaqo...

Wicitaanka: Maalgashiga qurbejoogta ee dalka

Wicitaanka: Maalgashiga qurbejoogta ee dalka Read More

Maalgashiga qurbe-joogta ee Soomaaliya oo sii kordhaya

Muqdisho —  Sanadihii u dembeeyay waxaa kordhayay xaddiga dadka qurbe joogta ah ee maalgashiga ku sameynaya Soomaaliya. Dhinaca kale dowladda ayaa sheegtay in aan la...

Wicitaanka Dhageystaha: Muhiimadda maalgashiga Soomaaliya

Wicitaanka Dhageystaha: Muhiimadda maalgashiga Soomaaliya Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaan ku eegeynaa muhiimadda maalgashiga Soomaaliya, waxaana soo saaray, soona jeedinaya Nuur Xasan Nuur...

Recent articles

spot_img