More

    Kororka maalgashiga qurba-joogta ee Soomaaliya

    Published on:


    Sannadihi dhawaa waxaa Soomaaliya ku soo badanayay, dumar intooda badan qurbaha ka tagay oo dalka ka hirgelinaya hal-abuurro ganacsi, kuwaas oo ay shaqo ka heleen dhalinyaro isugu jira wiilal iyo gabdho.Dumarkaasi waxaa ka mid ah, Qamar Maaddeey Gaari oo ku magac dheer Qamar-luula, oo muddo ku nooleyd Mareykanka, balse dhawaan dalka dib ugu laabatay, kaddibna magaalooyin ay ka mid tahay Muqdisho ka hirgelisay ganacsi.Qamar, ayaa sameysay shirkad kireysa guryaha qalabeysan ee ay loo dago sida hoteellada oo kale. Wariyaha VOA-da, Nur Hassan Nur ayaa weydiiyay halka ay ganacsigaasi ka billowday?


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here