More

    Khilaafka Dowladda Federaalka iyo Jubaland oo sii xoogeystay

    Published on:


    Muqdisho — 
    Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda Soomaaliya ayaa ka hor timid tallaabadii xalay madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe uu ku magacaabay guddiga doorashooyinka iyo soohdimaha maamulkaas.Wasaaradda ayaa Axmed Maxamed Islaam ku eedeysay in uu ka baxay ballan iyo heshiis uu saxiixay oo ahaa in waddanka laga qabto doorashooyin qof iyo cod ah, laakiin, dhinaca kale, waxaa tallaabada Jubaland soo dhoweeyay siyaasiyiin mucaarad ah oo horay dalka usoo maamulay.Haddaba, maxaa lagu micneyn karaa khilaafkaan siyaasiga ah, muxuuse noqon karaa xalkiisa? Weriyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow ayaa warbixintan ku eegaya.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here