More

    Itoobiya oo sheegtay inay ka go’an tahay hirgelinta heshiiskii Ankara

    Published on:


    Addis-Ababa — 
    Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay inay ka go’an tahay hirgelinta heshiiskii Ankara ee ay dhawaan kala saxiixdeen madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud iyo Ra’isul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed.Hadalkan ayaa yimid ka dib markii wafdi ka socday Soomaaliya ay shalay tageen magaalada Addis Ababa, iyadoo dhinaca kale Soomaaliya ay ku eedeysay Itoobiya weerar shalay ka dhacay gobolka Gedo.Warkan oo ay baahisay warabaahinta dowladda Itoobiya, waxaa inoo soo koobaya Maxamed Colaad Xasan.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here