More

    Hooyo, gabadheeda iyo gabar ay habar-yar u tahay oo lagu dilay Nairobi

    Published on:


    Nairobi — 
    Bulshada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Nairobi ee caasimadda Kenya ayaa aad uga naxay dilka hooyo Soomaaliyeed, gabadheeda iyo gabadh ay habar-yar u tahay oo meydadkooda oo si xun loo dilay kaddibna la jar jaray laga helay qeybo ka mid ah xaafadaha Nairobi.Booliska Kenya ayaa sheegay, in hooyada oo lagu magacaabi jiray, Waris Daa’uud iyo gabahdeeda Amina Cabdirashid oo 21 jir aheyd iyo Nuseyba Dahir oo 12 jir aheyd oo ay habar yar u aheyd ayaa gurigooda laga afduubay habeenki Isniinta.
    Qoyskan ayaan la ogeyn ilaa iyo hadda cidda ka dambeyso dilkooda, waxaa Sahra Cabdi Axmed ay khad telefoonka kula xariirtey, Xaaji Axmed Cabdullahi Yare, Gudoomiyaha Ganacsatada Xaafadda Islii ee magaalada Nariobi.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here