More

    Guddoomiye ku-xigeenka degmada Daaru Salaam oo la dhaawacay

    Published on:


    Muqdisho — 
    Koox hubaysan oo la tuhunsanyahay in ay ka tirsanaayeen maleeshiyada ururka Al-Shabaab ayaa dhaawac u gaystay guddoomiye ku-xigeenka degmada Daaru Salaam ee Muqdisho Guure Maxamed Xersi iyagoona qaatay gaari uu watay.Kooxda ayaa sidoo kale dishay nin ganacsade ahaa oo la sheegay in uu joogay goob lagu jimicsado oo ah halka lagu dhaawacay Guure.Faahfaahinta warkan waxaa inoo haya Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here