More

    Galka Baarista: Soomaaliya iyo Isticmaalka noocyada cusub ee tamarta

    Published on:


    Barnaamijka Galka Baarista waxaa uu toddobaadkan ku saabsan yahay noocyada cusub ee tamarta ee hadda Soomaaliya laga adeegsanayo, taasi oo khubarada deegaanka ay rajo ka qabaan in ay hoos u dhigto jarista dhirta laga sameeyo dhuxusha ama ay meesha ka saarto. Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here