More

    Fiqi oo joogista ciidamada Itoobiya la xiriiriyey dhul qabsi

    Published on:


    New York — 
    Dowladda Soomaaliya ayaa ku eedeysay dowladda Itoobiya in ay u dhaqantay si ka baxshan shuruudaha howlaha nabad ilaalinta ee Soomaaliya ee ay Itoobiya qeybta ka tahay.Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi oo hadal ka jeediyay shir looga hadlayay arrimaha Soomaaliya oo uu yeeshay Golaha Ammaanka ee QM ayaa ku eedeeyey Itoobiya in joogisteeda Soomaaliya aysan la xiriirin la dagaalanka argagixisada balse uu yahay mid ay ‘ku qabsanayso’ dhul Soomaaliya ay leedahay.Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa warkan noo haya.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here