More

    Fallanqeyn: Maxay yihiin danaha Soomaaliya ugu jira heshiiska Kenya?

    Published on:


    Nairobi — 
    Isniintii waxaa magaalada Nairobi heshiisyo la xiriiray dhinacyada amniga, difaaca iyo ganacsiga ku kala saxiixday dowladaha Soomaaliya iyo Kenya.Haddaba ahmiyadda heshiiskaas iyo danaha ugu jira Soomaaliya ayay weriyaha VOA Intasar Saalax ka wareystay Sandhool Axmed Geelle oo ka faallooda arrimaha siyaasadda iyo dhaqaalaha, kuna sugan magaalada Nairobi.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here