More

    Duulimaadyadii tegi jiray Kismaayo oo maanta hakaday

    Published on:


    Muqdisho — 
    Waxaa maanta garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho aan ka bixin diyaaridihii aadi jiray magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubaland, ka dib dood ka dhalatay diyaarad shalay lagu qasbay in ay duulimaad ku tagto magaalada Doolow.Maamulka shirkadda diyaaradda Hala Airlines ayaa sheegay in diyaarad ku soo socotay Muqdisho si qasab ah loogu duuliyay degmada Doolow ee gobolka Gedo ka dib markii uu ku qasbay maamulka Jubaland.Wariyaha VOA Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan ka soo diray Muqdisho.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here