More

    Dowladda oo Muqdisho ku qabatay kulan loogu duceynayey Siilaanyo

    Published on:


    Muqdisho — 
    Dowladda Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan loogu duceynaaye madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Maxamed Maxmuud Siilaanyo oo soo noqday wasiirkii qorsheynta ee Soomaaliya, kaasi oo dhowaan ku geeriyooday magaalada Hargeysa.Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa diyaariyey wariyaha VOA-da Cabduqlaadir Maxamed Samakaab oo jooga Washington.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here